Siyaasi Cali Dhagoole Oo Xaal Ka Bixiyay Hadal Uu Yidhi Oo Beeli Qoonsatay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Dhagoole Oo Xaal Ka Bixiyay Hadal Uu Yidhi Oo Beeli Qoonsatay!
February 5, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkuxigeenkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Cali Maxamed”cali dhagoole ayaa xaal iyo raaligalin ka bixiyay hadal uu shalay warbaahinta ka yidhi isagoo ujawaabay xildhibaan mubaarik xeeldheere oo ay isku deegaan yihiin kaasi oo ay qoonsatay beel kamid ah beelaha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS