|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Telesom Group Oo Siwayn Uga Dhex Muuqatay Bandhiga Carwada 1-aad Ee Ganacsiga Jsl Iyo Adeegyada Ay Bulshada Ugu Bushaaraysay!
February 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirkadda Telesom Group oo si weyn uga dhex muuqatay carwada 10-aad ee rugta ganacsiga JSL. Madax-hawlgelinta shirkadda Maxamuud Cabdiraxmaan oo ka hadlay munaasibadda ayaa ka warbixiyay doorka Telesom ee horumarka dalka,
sidoo kale waxa dhankiisa sharraxaad ka bixiyay adeegyada ay shirkaddu ku soo bandhigtay carwada Carwada 10aad ee ganacsiga Somaliland maamulaha suuq-geynta Saleebaan Ismaaciil Bootaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts: Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eretria Oo Gaadhey Dalka Konfurta Sudan Iyo Ujeedadooda ... Wasiirka Beeraha Oo Raashinkii Ay Kasoo Saareen Mashruuca Banka Wajaale Ku Wareejiyay Haayada Kaydka... Dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Cabdiraxmaan Nuux Axme... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|