|
|||||
WAJAALE NEWS
“Reer Laascanood Waxaan Leeyahay, laba Haysku Qaldina, Abtirsiinta Iyo Xuduuduhu Waa Kala Gaar”Siyaasi Maxamed Axmed Suldaan.
February 9, 2023 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Gudoomiyihii hore ee xisbiga waddani ee gobbolka awdal maxamed axmed Suldaan ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool isagoo madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe cagjarna ku eedeeyay abaabulka dagaalka ka dhacay magaalada laascanood oo shirkii lagu soo qorsheeyay u ka dhacay magaalada jig jiga Sidoo kale siyaasi Maxamed Axmed Suldaan ayaa fariin toos ah udiray madaxdhaqameedka gobolka sool. Related posts:Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Oo Wasiirka Arimaha Gudaha La Yeeshay kulan La Xidhiidha Xadhi... SHeekh Cabdiqaadir Carab(Sheekh Jaabir) Oo Kamid ah Culimada Hargeysa Ayaa Madexweynaha Ku Hambleyee... “Dalkeena Wada-jir Baynu Ku Dhisnay, Waxaanan Aaminsanahay Inaynu Ka Gudbi Karno Wax Kasta oo Inaga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|