|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Fashiliyay Cida Duulaanka Kusoo Qaaday Gobolka Sool Iyo Ujeedada Ka Danbaysa.
February 10, 2023 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland ee dalka dibadiisa ku dhaqan islamarkaana kamid ahaa mujaahidiintii doorka ka qaatay halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday Somaliland iyo cida dabada ka riixaysa rabshadaha ka socda gobolka sool xaruntiisa laascanood Sidoo kale Prof Meecaad ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay meel uga soo wada jeestaan ilaalinta qarannimada Somaliland Dhanka kale Prof Ibraahim meecaad ayaa fariin udiray shacabka gobolka sool iyo garaadada danaha qarsoon ee abaabulaya dagaal iyo colaada. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo:Siyaasi Rashid Jaamac Dhari Oo Ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaa... “Maanta Dagaalkaa Jiida Laascanood Ka Taagani Waa Fidno, Dadkeenii Qaybkamid Ah Iyo Xukuumada Ka S... DAAWO;-Musharax Bookh Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah U Sameeyey Musharixiinta Golaha Deegaanka Gabile... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|