“Laascanood Waa Walaalahayo, Ku Fiirsan Mayno Oo Ku Farxi Mayno Jabkooga, Oo Ilaahaybaa Nagu Og” Sh. Almis. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Laascanood Waa Walaalahayo, Ku Fiirsan Mayno Oo Ku Farxi Mayno Jabkooga, Oo Ilaahaybaa Nagu Og” Sh. Almis.
February 17, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Muj Yaxye xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada reer Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay colaada ka taagan magaalada laascanood iyo sida ay culimo ahaan uga xun yihiin in la daadiyo dhiiga dad shacabka ah isagoo ku baaqay in la joojiyo dagaalka islamarkaana arimaha wada hadal lagu dhameeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS