Garaadada Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Dagaalka ka socda Magaalada Laascanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garaadada Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Dagaalka ka socda Magaalada Laascanood
February 7, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Qaarkamid ah ah garaadada ku sugan magaalada laascanood islamarkaana ah kuwii istaadhay colaada ka taagan ayaa ka hadlay dagaalka maalintii labaad ka socda magaalada iyo khasaaraha uu sobobay

Sidoo kale garaadkan ayaa sheegay in adeegyadii bulshadu wada go,an yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS