Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Gogashii Nabadeed Ee Uu Sheegay Madaxwayne Biixi In la Dhigay Deegaanka Yagoori. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Gogashii Nabadeed Ee Uu Sheegay Madaxwayne Biixi In la Dhigay Deegaanka Yagoori.
February 16, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo si kulul ubeeniyay hadalkii madaxwaynaha Somaliland islamarkaana sheegay in aanay jirin cid lasoo xidhiidhay iyo shir lagu qabanayo deeganka Yagoore oo ay Og Yihiin

Sidoo kale garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa madaxwayne biixi ujeediyay eedo culus usoo ugu baaqay In uu ciidamada Somaliland ka saaro magaalada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/7HS0N_CWIsE

COMMENTS
LINKS