|
|||||
WAJAALE NEWS
Dahabshiil Group Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Bandhigeen Carwada 10aad Ee Ganacsiga Somaliland +Qiimo Dhismista Ay Sameeyeen!
February 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirkada Dahabshiil Group ayaa siwayn uga dhex muuqatay bandhiga rugta ganacsiga Somaliland ee 10aad kaasi oo ay bulshada ugu bushaaraysay adeegyo badan oo qiimo dhimis loogu sameeyo iyo kuwo bilaash looga dhigay inta ay socoto carawadu.
Madaxda xidhiidhka bulshada ee shirkada Dahabshiil sacad Muuse ayaa sharaxaad ka biixyay waxyaabaha ay kusoo bandigeen carwada iyo qiimo dhimista ay usameeyeen macaamiishooda. Related posts:DAAWO;Qaabkii U Dhacay: Weerarkii Hoteel Saxafi Iyo DF Somalia Oo ka Hadashay +Muuqaalada Masuuliyii... “Somaliland Meel Ay Ku Socoto Anigu Garan Maayo” Muuse Biixi In Uu Ku Fashilmay Hogaamintii Qarankun... DAAWO;-Gudoomiye Axmedyaasiin Sheikh Cali Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Munaasibadii Xisbiga Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|