|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Sharaxay Muhiimada Uu Bulshada Somaliland Uleeyahay Mashruuca Barwaaqo.
February 28, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Axmedyasiin Muxumed xasan ayaa ka hadlay muhiimada uu bulshada Somaliland uleeyahaymashruuca barwaaqo oo hore loo odhan jiray Biyoole, iyo adeegyada loogu talo galay in lagu hormarinyo kuwaasi oo ay ugu muhiimsan tahay Adeegyada biyaha laga helo. Sidoo kale Agaasimaha Guud ee wasaarada qorshaynta ayaa sharaxaraad ka bixiyay qaabku uu ushaqaynayo mashruuca barwaaqo iyo sida ay wasaaraduhu uga wada shaqaynayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Waxgarad Iyo Odayaal Si Adag Uga Hadlay Dhul La Siiyay Marwadii Marxuum Cigaal Oo Ay Ku Sayst... Daawo: Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada oo Kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga Somaliland Madaxwayne Siilanyo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Sedexda Xisbi Qaran Kana Arinsanaya Xaalada Deeg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|