|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Albaabada Iskugu Laabtay Tvga Somnews Iyo Xabsigana Utaxaabtay Suxufi Ka Hawlgalayay!
January 27, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta albaabada iskugu laabtay televisionka somnews xaruntiisa magaalada hargaysa iyadoo ku warglisay in la xayiray tvgan Sidoo kale sida uu ku waramay midkamid ah suxufiyiinta ka hawlgala ayaa sheegay in xukuumadu xabsiga utaxaabtay suxufi ka hawlgali jiray isagoo sheegay in aan loo sheegin waxa sobobay in la xidho xarunta tvga. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Dhukumanti Sir Ah Oo Muujiyey Mawqifka Dawladda Turkiga Ee Qadiyadda Madax-banaanida Somaliland! Shirkada Dahabshiil Oo Ka Adkaysan Kari Wayday Hadalkii Odaygii Ku Dhawaaqay In Ay Lacagahooda Kala ... Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xasan Oo Laga Hor Istaagay In Uu Deeq Dawooyin ah Gaadhs... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|