|
|||||
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Xisbiga Wadani Oo Booqday Dugsiga Qallax, Xukuumadana Ku Dhaliilay Dayaca Ka Muuqda!
January 16, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga mucaaridka ee waddani maxamed cabdilaahi jaamac bookh ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga sare ee qalax Ee Magaalada Gabiley kaasi oo aanay xukuumadu waxba ka qaban islamarkaana uu ka muuqdo dayac baahsani Sidoo kale xoghaye bookh ayaa sheegay in gobolka gabiley yahay gobolka kaliya ee aan la hayn dugsi boodhin ah islamarkaana ay hagratay xukuumadu. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Nuxurka Qodobo Uu Madaxweyne Biixi Ka Dalbaday Boqortooyada Sucuudigu Inay U Fuliso Si Uu Uga Mid No... DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Ka Hortaga Xanuunka Covid19 Ee Gobolka Aw... DAAWO;Gudoomiye Cirro Iyo Baashe Oo Kulan Addis ababa kula Yeeshay Safiirka Uk Uqaabilsan Itoobiya. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|