GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley ayaa kormeer kusoo maray goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee waqooyiga magaalada gabiley taasi oo ay bulshada deegaankani ku dhaqan ay ku wacyigaliyeen qaadashada kaadhka codbixinta.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’