|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Baarlamaanka Iyo Golayaasha Deegaanka Ee Laga Doortay Gobolka Sool Oo War kasoo Saaray Xaalada Laascanood
January 13, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-xildhibaanada Labadaa Gole ee Baarlamaanka somaliland Ee Laga soo doorto Gobolada Sool iyo Buuhoodle Iyo Qaarkamid ah Xildhibaanada Goleyaasha deegaanka degmooyinka Laascaanood, Taleex iyo Xudun ayaa maanta siwada jir ah warbaahinta ula hadlay kuwasi oo ka hadlay xaalada magaalada laascanood. Kulan kan ayaa ka qabsoomay Xarunta Gobolka Sool ee magaalada laascanood kuwaasi oo ka hadlay arimo door ah. 1.Nabadgalyada iyo Xasiloonida Gobolka Sool
3.xaaladda dadkii ka barakacay magaalada laascaanood. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ka Akhri:- Xubno Culus Oo Xilal Ka Hayey Xisbiga Waddani oo Iscasiley iyo Sababta Keentay Iscasilaa... Xisbiga Waddani Oo Cududiisa Taageero Kusoo Bandhigay Khayriyada Caasimada Hargaysa Iyo Nuxurka Khud... DAAWO;“Hadii Golayaasha Deegaanka Laga Soo Cawdo, Oo Shaqadii Loo Igmaday Ay Kasoo Bixi Waayaan Khaq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|