Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan La Qaatay Cuqaasha Iyo Dhalinyarada Gobolka Sool Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan La Qaatay Cuqaasha Iyo Dhalinyarada Gobolka Sool Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay!
January 19, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ay weheliyaan qaarkamid ah xildhibaanada golaha guurtid iyo wakiilada ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada iyo cuqaasha gobolka soo isagoo bulshada kula shaaheeyay maqaaxiyaha magaalada laascanood.

COMMENTS
LINKS