Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Gaadhi Nooca Dab Damiska Ah Ku Wareejiyay Maamulka Degmada Maydh! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Gaadhi Nooca Dab Damiska Ah Ku Wareejiyay Maamulka Degmada Maydh!
January 29, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland ayaa gaadhi booyad ah nooca dab damiska ku wareejiyay maamulka degmada maydh ee gobolka sanaag

Waxaana gaadhi kala wareegay taliyaha ciidanka dab damiska somaliland.

COMMENTS
LINKS