Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Laascanood!
January 7, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasarada arimaha Gudaha Somaliland iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay Magaalo madaxda Gobolka Sool ee laascanood

Waxaana wafti wasiirka duleedka magaalada laascanood kusoo dhaweeyay aayarka magaalada laascanood iyo masuuliyiin kale kuwaasi oo uga xog waramay xaalada magaalada.

COMMENTS
LINKS