Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Jsl Oo Go,aamo Cusub Kasoo Saartay Qaadashada Liisanka Wadista Gaadiidka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Jsl Oo Go,aamo Cusub Kasoo Saartay Qaadashada Liisanka Wadista Gaadiidka!
January 19, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland ayaa go,aamo kazoo saartay qaadashada liisanka wadista gaadiidka iyadoo shuruudo ku xidhay liisan siinta dadka da,doodu udhaxayso 18jir ilaa 20,21jir

Warsixafadeed kazoo baxay wasaarada gadiidka islamarkaana uu ku sexeexan yahay wasiir kuxigeenka wasaaradu ayaa go,aamadaasi lagu shaaciyay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS