Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa!
January 2, 2023 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Gen maxamed Aadan Saqadhi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalomadaxda gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS