|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqorada Ingiriiska ee Elizabeth II oo noqotay Boqoradda ugu da’da weyn caalamka kadib geeridii Boqor Cabdalla.
February 7, 2015 - Written by Editor:
Boqorad Elizabeth II oo kursiga boqortooyada Ingiriiska ku fadhiisatay 1952ki, kadib marki uu geeriyooday waalidkeed George VI, ayaa ka da’weyn dhamaan boqorada ka jira caalamka xiligaan, waxaana kuwa kusoo xiga ey jiraan 87sano. Waxaa xusid mudan in Elizabeth II ey tahay boqoradda labaad ee ugu cimriga dheer boqortooyada Ingiriiska oo jirta 1000-sano, waxeyna ku jirtaa booska labaad, iyadoo ka hooseyda Ayeeyadeed, waxeyna geli doontaa booska koobaad hadii ey gaarto Sebtember 2015. Related posts:Dawladda Shiinaha Oo Muddo Hal Todobaad Ka Yar Ku Dhistay Cisbitaal 1000 Sariirood La Dhigi Karo. Maalinta Khamiista Ee Bari Oo La Xabaalayo Dadkii U Badnaa Reer Somaliland Ee Diyaaradu Ku Gumaaday ... DAAWO;-Maayarka Magaaladda Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiiyey Kooxdii Ku Guulaysatay Tartanka Bisha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|