Qaramada Midoobay Oo Fadhi Deg deg Ah Ka Yeelanaysa Arin Muslimiinta ka cadhaysiiyay Oo Uu Sameeyay Wasiir Yuhuudi Ahi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Fadhi Deg deg Ah Ka Yeelanaysa Arin Muslimiinta ka cadhaysiiyay Oo Uu Sameeyay Wasiir Yuhuudi Ahi.
January 5, 2023 - Written by Editor:

WASHINGTON(W,N)-Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa fadhi deg deg ah ka yeelaynaysa arin uu sameeyay wasiir yuhuudi ah taasi oo ay dhalatay cadho wayn oo dadka muslimiinta ah kadib markii wasiirkani uu galay masjidka barakaysan ee qaza.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS