|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Dhoolatuska Maraykanku Ku Qabanyo Berbera Iyo Ficilada Ka Dhanka ah Somaliland Ee Kasoo Yeedhay Safiirka Muqdisho Ufadhiya!
January 19, 2023 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad Oo kamid ah Aqoonyahanka Somaliland islamarkaana kamid ahaa Halgamayaashii Snm ee Doorka wayn ku lahaa dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay dhoolatuska maraykanku ku Qabanaya magaalada berbera oo ku taliyay in dawlada Maraykanka la waydiiyo qaabka uu uqabanayo iyo hadalada Gefka ku ah jamhuuriyada Somaliland ee kazoo yeedhaya Safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho. Sidoo kale Prof Ibraahim ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay bulshada ucadayso mawqifka kaga aadan dhoolatuska maraykanku ugu qabanayo berbera dalalka badan ee saaxibka la ah. Dhanka kale prof Ibrahim meecaad ayaa sheegay in Somaliland ilaaliso xadka dheer ee udhexeeya itoobiya islamarkaana dawlada itoobiya looga baahan yahay sobobta keentay in dalkeeda ay kusoo shiraan kooxo duulaan ku ah qarannimada Somaliland oo dhawaan shirk u qabsaday magaalada jig jiga HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Guul Iyo Guul Daro Hadba Ka Ay Somaliland ka Dhaxasho Heshiisyada Saldhiga Milatari Iyo DPW Ee Deke... Muj Axmed Mire Oo Ka Waramay 34 Guurada Kasoo Wareegtay Gudo Galkii Burco Ee SNM Oo Uu Isagu Hogaami... mid ka mid ah Sarkaaal sare oo ka Tirsan Ciidmada dagaalka kula jira Budhcad-badeedda Xeebaha Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|