|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Gees Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Somaliland Iyo Dardaaran Culus Oo Uu Ujeediyay Dhalinyarada!
January 11, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Prof Maxamed Siciid Gees oo xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadihii Somaliland islamarkaana kamid ahaa shakhsiyaadkii qaybta laxaadka ka leh kazoo qaatay dhismihii dawladnimo ee Somaliland ayaa ka hadlay halka maanta marayso Somaliland iyo marxaladihii adkaa ee ay kazoo gudubtay Sidoo kale Prof Gees ayaa dardaaran culus ujeediyay dhalinyarada Somaliland oo uu sheegay in iyagu leeyihiin mustaqbalka Somaliland kaasi oo looga baahan yahay in ay ilaashadaan Dhanka kale Prof Gees ayaa warbaahinta kula dardaarmay in aanay bulshada usoo gudbin dadka naxliga iyo waxyaabaha bulshada kala kaxayna ku hadla. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Muj Cali Guray Oo Ku Kaliyaystay Difaaca & Taageerada Murashaxa Kulmiye Iyo Dareenka Uu ka Bixiyay D... Ujeeddada Sahamin Qaramada Midoobay ku samaysay Maxaabiis ku Xidhan Saddex Xabsi oo Jeelka Dhexe ee ... Moscow:-Masjidkii Ugu Waynaa Dalka Ruushka Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray Iyo Madaxda Muslimiinta Oo S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|