Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Bulshada Caasimada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Bulshada Caasimada Hargaysa
January 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xisbiga waddani oo ay horkacayaan gudoomiyaha xisbiga, musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo xubno kale ayaa kulan goobaha ay bulshada iskugu timaado kula qaatay dhalinyarada, waayeelka kuwaasi oo ay kala sheekaysteen xaalada dalka iyo isdiwaangalinta codbixiyayaasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS