Masuuliyiin Xukuumada Jsl Katirsan Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Magaalada Laascanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xukuumada Jsl Katirsan Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Magaalada Laascanood
January 11, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha somalilandtaliyayaasha ciidamada iyo maamulka gobolka sool ayaa maanta xarunta gobolka kulan kula qaatay madaxdhaqameedka iyo waxgaradka magaalada laascanood

Kulan ayaa ujeedadiisa ahayd sidii ooga wada hadli lahaa khasaarihii ka dhashay rabshadihii magaalada ka dhacay iyo sidii loo xoojin lahaa ilaalinta nabadgalyada.

https://youtu.be/4x5oG2IGF1Y

 

COMMENTS
LINKS