Maayarka Magaalada Laascanood Oo Ka Warbixiyay Xaaladihii Udanbeeyay Ee Magaalada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Laascanood Oo Ka Warbixiyay Xaaladihii Udanbeeyay Ee Magaalada!
January 5, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Maayarka magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee magaalada oo hada degan ,qaabka ciidamadu uga baxeen iyo shakhsiyaadkii ka shaqeeyay in la dajiyo shacabka.

COMMENTS
LINKS