Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo La Kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo La Kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa!
January 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hoggaanka Xisbiyada  mucaaradka Somaliland Ee Waddani Iyo UCID ayaa Habeenkii xalay magaalada hargaysa  kula kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa Suldaan Siciid Axmed kaasi sida wararku sheegeen ay ka wada hadleen arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.”

Ergayga dawlada finland uqaabilsan geeska Africa ayaa hore  kulan ula qaatay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka kaasi oo xal loogu raadinayay Khilaafka Doorashooyinka ee u dhexeeya xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland oo weli taagan halkiisii hadase ma cado in ergayga filland sii anbo qaadayo dhexdhexaadintii xukuumada iyo mucaaridka iyo inkale.

COMMENTS
LINKS