|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga Iyo Kuwa Maxaliga Ah!
January 17, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta kulan ku saabsan arimaha Barakacayaasha Gobolka Sool gaar ahaana Magaaladda Laas-caanood u qabatay qaar ka mida Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah ee ay wada shaqaynta leeyihiin.
Kulankan oo uu furay Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Md C/kariin Axmed Maxmed (Xinnif) ayaa intii uu socday waxaa lagu lafo guray sida ugu haboon uguna dhakhsaha badan ee bulshadaasi loo gaadhsiin lahaa waxyaabaha daruuriyaadka ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Beelaha Sanaag-bari Oo Baaq Cabasho Kasoo Saaray Xukun Kasoo Baxay Maxkamadda G/Togdheer Xildhibaan Cabdinaasir Qodax Oo Ka Hadlay Guuldaradii Kasoo Gaadhay Doorashadii Shir Gudoonka Golaha... Sarkaal Ka Mid Ahaa Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Saaka Lagu Dilay Deegaanka Goroyo Cawl Ee Gobolka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|