Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo Oo Ka Hadlay Shir Nabadeed Laba Beelood Lagu Heshiisiinayay Oo Gobolka Lagu Qabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo Oo Ka Hadlay Shir Nabadeed Laba Beelood Lagu Heshiisiinayay Oo Gobolka Lagu Qabtay
January 20, 2023 - Written by Editor:

TALEEX(W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay shir laba beelood lagu heshiisiinayay oo lagu qabtay gobolka kaasi oo ay ku kala qaadanayeen mago islamarkaana salka loogu dhigayay nabad ku wada noolaanshaha bulshada gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS