|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Gacanta Ku Haysa Xabaalaha Baqiic Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay,
January 7, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudida gacanta ku haysa xabaalaha baqiic ee magaalada hargaya oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been abuur ah oo xabaalaha lagaga faafiyay baraha bulshada Sidoo kale gudidan gacanta ku haysa xabaalaha baqiic Ayaa sheegay in aanay jirin lacag laga qaado dadka lagu aasayo iyagoo fariin muhiim ah udiray dadka waxaan jirin ka faafinaya xabaalihii maytida lagu aasayay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo-"In Maanta Lays Waydiiyo Maaha Somaliland Miyaa Lawadda Leeyahay"....Suldaanka Guud Ee Subeer ... Halkan Ka Daawo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Soo Gaadhay Degmada Caynaba Kana Hadlay Socdalkii... DAAWO;-Barnaamijka Xogta Dahsoon Iyo Sababta Cuduradu U faafeen 1720, 1820, 1920, 2020, Mu'aamarad W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|