|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Safiirka Maraykanka Ufadhiya Muqdisho Oo Ku Gafay Madaxbanaanida Jsl.
January 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qaabka uu safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho uga hadlay safar ay saraakiil ciidamada maraykanka katirsan ku yimaadeen magaalada berbera ee Somaliland taasi oo uu ku sheegay in ay kamid tahay somaliya isagoo ku gafay madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland Dawlada Somaliland ayaa uga digtay safiirka dawlada maraykanka ufadhiya somaliya in uu mar danbe adeegsado waxyaabo xadgudub ku ah Somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO;-Warshada Boodhari Mils Oo Bilowday Goynta Beeraha Qamadida Ahaa Ee ay Ka Beertay Gobolada Som... DAAWO; “Anigu Waxaan Qabaa Somaliland Ilaa Baanan Caalamiya Laga Furo In Aanay Horumaray, Dhaqaalahe... DAAWO; Xisbiga Kulmiye Oo Ka Warbixiyay Kulankii Golaha Guurtida Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|