Dadwaynaha Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Madaxda Dhaqanka Beelaha Dhulba Hante. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Madaxda Dhaqanka Beelaha Dhulba Hante.
January 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa aragtidooda ka dhiibtay qodobadii ay maalintii shalay soo saareen madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante oo ku shiray laascanood

Sidoo kale dadwaynaha caasimada hargaysa ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay daandaansiga maamul goboleedka punthand.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS