“Cali Jibriil Waa Nin Dhalinyaro Ah Oo Kala Gartay Aaminaadiisa Shakhsiga Ah, Markay Gudaheena Tahay Iyo Waxa Inaga Wada Dhexeeya”Gudoomiye Xinif. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cali Jibriil Waa Nin Dhalinyaro Ah Oo Kala Gartay Aaminaadiisa Shakhsiga Ah, Markay Gudaheena Tahay Iyo Waxa Inaga Wada Dhexeeya”Gudoomiye Xinif.
January 21, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim axmed Maxamed “Xinif” oo ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusay saxafi cali mahdi jibriil ayaa sheegay in uu yahay nin dhalinyaro ah oo kala gartay aaminaadiisa shakhsiga ah iyo waxa ina wada dhexeeya isagoo soo qaatay warbixino dhowr ah oo uu diyaariyay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;’

COMMENTS
LINKS