|
|||||
WAJAALE NEWS
Askar Afduub Looga Haystay Dawlada Jabuuti Oo Lasii Daayey!
January 20, 2023 - Written by Editor:JABUTI(W,N)-Taliska ciidanka Djibouti, ayaa sheegay in la soo daayey lix askari oo ka tirsan ciidanka Djibouti, kuwaas oo ay afduubteen jabhadda mucaaradka ah ee FRUD. Afduubkan, ayaa yimid kadib markii weerar lagu qaaday xero ciidanku ku leeyahay gobolka Todjorrah. Weerarkaas ayaa waagaa waxaa ku dhintay toddoba askari. Dawladda Djibouti ayaa jabhaddaas FRUD u aqoonsatay urur argagixiso ah. Taliyaha ciidanka Djibouti, Gen Sakariye Sheekh Ibraahim, ayaa xaqiijiyey in askartaa lasoo sii daayey. Related posts:R-Wajaale: Axkaamta Bisha Barakaysan ee Ramadaan Casharka Koowaad Waxaana Inoo Soo Jeedin Doona She... “Ciidamadda Qalabka Sida Ee Qaranka Jsl, Waxa Aan Uga Digayaa In Ay Ku Milmaan, Murranada Siyaasadda... Nuxurka Kulan Albaabadu U Xidhan Yihiin Oo Ay Hargeysa Ku Yeesheen Guddoomiyeyaasha Wakiilada Iyo Gu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|