Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Deegaanka Caada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Deegaanka Caada.
December 5, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xubno kamid ah golaha wasiirada Somaliland iyo maamulka gobolka gabiley ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wado isku xidhaysa magaalada Gabiley iyo deegaanada waqooyiga ee gobolka gabiley.

Dhismaha wadada ayaa waxaa Somaliland ka caawinaysa haayada Save the Children,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS