Xaalada Magaalada Laascanood Oo Wali Qasan Iyo Dad kale Oo Maanta Ku Geeriyooday Banaan Baxyadii! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xaalada Magaalada Laascanood Oo Wali Qasan Iyo Dad kale Oo Maanta Ku Geeriyooday Banaan Baxyadii!
December 30, 2022 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Xaalada magaalada laascanood ayaa wali kacsan taasi oo ay ka socdaan  banaan baxyo lagaga soo horjeedo dilal magaalada ka dhaca ee soo noq noqday.

Mudo haraadayaasha oo maalintii afraad socda ayaa waxaa ku geeriyooday dad kale oo tiro badan

Maanta salaadii jimce kadib ayaa waxaa isku dhacay ciidamada amaanta iyo dad banaan baxyyo dhigayay halkaasi oo xabadi ku dhacday oday caan ka ah laascanood oo halkaasi ku geeriyooday iyo wiil dhalinyaro ah

HALKAN KAGA BOGO WARARKII UDANBEEYAY EE MAGAALADA LAASCANOOD;

COMMENTS
LINKS