|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Leeyahay Xukuumada Uu Madaxwayne Biixi Gadhwadeenka Ka Yahay, Xiisada Iyo Xaalada Ka Taagan Gobolka Sool, Xoog Laguma Xalin Karo” Gudoomiye Maxamuud Xaashi
December 29, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah oo si adag uga hadlayay dilal kusoo noqnoqaya magaalada laascanood iyo khasaaraha ka dhashay rabshado ay sameeyeen dad ka gadoodsani arimahaasi Sidoo kale Siyaasi Maxamuud xaashi ayaa xukuumada ku dhaliilay waxka qabasho la,aanta falalka lagu ugaadhsanayo haldoorka gobolka sool ee soo noq noqday iyo dadka shacabka ah ee lagu laayay mudo haraadada ay dhigayeen. Related posts:DAAWO: Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Gaba-gabeeyay Kaadh Qaadashadii Gobolada Maroodi Jee... DAAWO;-Boqolaal Dhalinyaro Ah Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Xuska 62Guurada Xuska Maalintii Somaliland X... DAAWO; Shirkada National Electric Power Oo Soo Bandhigay Caqabadaha Ka Hortaagan In Ay Bulshada Gaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|