“Waxaa Hada Iisoo Baxday, In Aanay Xaafada Daami Ahayn, Daamidii Hore”Gudoomiye Maxamuud Xashi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaa Hada Iisoo Baxday, In Aanay Xaafada Daami Ahayn, Daamidii Hore”Gudoomiye Maxamuud Xashi.
December 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka  Kaah Siyaasi Maxamuud Xaashi oo maanta booqday xaafada daami ee magaalada hargaysa ayaa ka waramay waxa uu kusoo arkay xaafadan iyo isbadalka ku yimid

Sidoo kale Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa ka hadlay calaamadaha lagu garto dadka jabaya ee aan lahayn mustaqbal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS