|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Shaqo-galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Hal Abuurka Dhalinyarada Gabiley!
December 15, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Iyo Maamulka Dowladda Hoose Gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Cusub Ee Youth Innovation Center oo laga hirgaliyay Maktabadda Qaranka Ee Gabiley.
Isla markaana shahaadooyin gudoonsiiyay 200 oo dhalinyar ah oo Tababaro kala duwan losoo gabagabeeyay. Ugu danbayntiina madaxda ayaa halkaa ka jeediyay Khudbado isugu jiray bogaadin Iyo Dhiirigelin. Related posts:Dhismaha Wadada Berbera Corridor Iyo Hadaladii Ka Soo Yeedhay Masuuliyiinta Xukuumadu Ee Nooca Ay No... AKHRI:Boqolka Shaqsi Ee Dunida Ugu Caansan Ee Dakhliga Ugu Badan Kasbaday 2017 Oo La soo Bandhiga... "Suuqa Waaheen Maaha Meel Arinteeda La Qarin Karo, Ee Ha ku Hungoobina, Reer Somaliland Musuq-maasaq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|