Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbiyada Mucaaridka Ka Qaateen Xukuumadooda Iyo Arimo Kale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbiyada Mucaaridka Ka Qaateen Xukuumadooda Iyo Arimo Kale.
December 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ka qaybgalay xusnka maalinta xuquuqal iisaanka oo lagu qabtay hargaysa ayaa sheegay in ka masuuliyiin ahaan ubaahan cid ay uga dacwoodaan  dhawaaqyada kaga imanaya xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay hadii xisbiyada Ucid iyo Waddani ay gali waayaan tartanka doorashada ururada ay sidii Udub saaxada ugu bixi doonaan.

COMMENTS
LINKS