|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Soo Bandhigay Hagarashada Xukuumada Jsl Ee Gobolka Gabiley Iyo Duruufaha Ay Ku Sugan Yihiin Mujaahidiin Ku Nooli!
December 11, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolada iy degmooyinka xisbiga mucaaridka ee waddani Maxamuud xasan saleebaan doo boo maalmihii udanbeeyay kormeer indho indhayn ah kusoo maray gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay xaqiiqada waxa uu kusoo arkay iyo duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin qaarkamid ah mujaahidiintii snm ee ay dagaalka wada galeen. Sidoo kale siyaasi doob ayaa sheegay in aanay jirin wax reer gabiley loo qabtay oo ay dheer yihiin gobolada kale ee Somaliland islamarkaana ay ku hafran yihiin Somaliland. Dhanka kale masuulkan ayaa ka waramay doorkii gobonimada lahaa ee reer gabiley ku lahaayeen halgankii dib uxoraynta somaliland iyo sida aanay runta ula gaban. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;Hooyada Dhashay Marxuumad Ruqiya Saciid Ayaanle Oo Si Fool Xun Loogu Dilay Magaalada Hargeisa ... Ururada Haweenka Somaliland Oo Saluug Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Iyo fariin... Daawo:Gudida Doorashooyinka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Xiliga ay Diiwaan Galinta Cod bixiyuhu Ka Bilaab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|