Shacabka Gobolka Awdal Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Ku Matala Golaha Wakiilada Jsl Iyo Su,aalaha La Waydiiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Gobolka Awdal Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Ku Matala Golaha Wakiilada Jsl Iyo Su,aalaha La Waydiiyay!
December 9, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Shacabka gobolka awdal ayaa kulan isla xisaabtan la qaatay xildhibaanada ku matala golaha wakiilada somaliland ee gobolka laga soo doortay

Dadwaynaha ayaa su,aalo waydiiyay xildhibaanada

Dhanka kale xidhibaanada golaha wakiilada ayaa uga warbixiyay waxyaabaha ay kula kulmeen golaha wakiilada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS