Qoysas Danyar Ah Oo Degan Xaafada State Houseka Oo Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoysas Danyar Ah Oo Degan Xaafada State Houseka Oo Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi
December 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadka danyarta ah ee degan xaafada state houseka ee magaalada hargaysa islamarkaana laga rarayo agagaaarka xabaalaha ku dhow state house ayaa xukuumada ugu baaqay in la dajiyo meel ku noolaadaan  hadii kale ay xukuumadu ku Iyaga Gubto.

COMMENTS
LINKS