|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaabkii Ay Diwaangalintu Uga Bilaabantay Gobolka Gabiley Iyo Kormeerkii Masuuliyiintu Kusoo Mareen Goobaha Ay Ka Socoto!
December 28, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Guud ahaan gobolka gabiley ayay maanta diwaangalinta codbixiyayaasha sirasmi ah uga bilaabantay 8goobood oo laagu talo galay in la dhigo sanaaduuqda diwaangalinta codbixiyayaasha Masuuliyiin xukuumada ka socda,maamulka gobolka ka degmada iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo maray gobahaasi kuwaasi oo bulshada reer gabiley ku baraarujiyay in ay qaataan kaadhka codbixinta. Related posts:Daawo: Sheekh Maxamed Dirir Oo Ka Hadlay Maxay Diinta Islaamku Ka Qabto Daawadda Bidaarta Laga Marsa... Maamulka Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Tahli kari Waayey Wax Ka Qabashada Nidaamka Liita Ee Shaqo, + ... Madaxwaynaha Somaliland oo Xadhiga ka jaray Jidka Dawga Cad Wajigiisa Koowaad oo la dhammeeyey + Saw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|