|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Oo Sexeexay Xeer Muhiim U Ah Somaliland!
December 23, 2022 - Written by Editor:USA(W,N)-Madaxweynaha Dawlada Maraykanka Joe Biden ayaa saxeexay Xeerka ( National Defense Authorization Act ) oo uu qayb ka yahay xeerka ogolaanaya iskaashiga Jamhuuriyada Somaliland iyo Dawlada Maraykanka, Diblamaasi Sare Tibor Nagy oo xilal badan kazoo qabtay dalwada Maraynaka ayaa bogiisa Twiterka ku sheegay in madaxwayne Joe Biden uu sexeexay xeerkii ay soo ansixiyeen laba Aqal ee maraykanka kaasi oo muhiimad wayn uleh somaliland. Xeerkan ayay Hore u soo ansixiyeen Aqalka sare iyo ka hoose ee Barlamaanka Maraykanku, Saxeexa Madaxweyne Biden ayaana ka dhigan inuu dhaqan galay yahay xeerkaasi. Somaliland iyo Maraykan ayaa iskaashi iyo xidhiidh toos ah oo wada shaqayneed ka yeelan doona dhinacyo kala duwan. HALKAN KAGA BOGO QORAALKA USA;
Related posts:“Waxaan Aad Uga Xumahay Oo Aan Halkan ka Tacsiyeynayaa, Dhibaatadii Ka Dhacday Magaalada Laascaanood... Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti,Soona Bandhigay Tirada Ganacsato... Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta oo ka Hadley sida uu u arko eedaha musuq-maasuq ee lala xidh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|