Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Agabkii Iyo Hawlwadeenada Diwaangalinta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Agabkii Iyo Hawlwadeenada Diwaangalinta.
December 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa maanta gobolada dalka ukala diray agabkii iyo hawlwadeenada ka hawlgali doona diwaangalinta codbixiyayaasha oo 28bishan ka bilaabmaysa somaliland.

 

COMMENTS
LINKS