|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Waddani Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Gabiley
December 28, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Hogaanka xisbiga mucaaridka ee Waddani oo ay horkacayaan Gudoomiyaha xisbiga musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo masuuliyiin kale ayaa maanta galinkii danbe kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha ka socoto ee gobolka gabiley iyagoo bulshada ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta Dhanka kale Gudoomiye xirsi ayaa xukuumada ugu baaqay In ay waxka qabato kastamkii kalabaydh oo hada u dhow in uu xidhmo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Kulmiye, Wadani Iyo Ucid Kawaanka Ayay Saaran Yihiin, Waayo Dadka Ururada Furtay, Waa Dadkoogii”Siy... Golaha Guurtida Jsl Oo Ka Dayriyay Xaaladdaha Ay Ku Sugan Yihiin Wasaaradaha Wadooyinka, Caafimaadka... fadeexadaha Maamul Ee Dulhogonaya Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Isku Badashay Wasaarad ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|