|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaangalinta Ee Wajaale, Geedbalaadh Iyo Allaybaday!
December 31, 2022 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga maamulka gobobolka gabiley ee xisbiga waddani ayaa maanta kormeer kusoo maray goobaha ay diwaangalintu codbixiyayaashu ka socoto ee wajaale, geedbalaadh iyo allaybaday oo kairsan gobolka gabiley Gudoomiyaha xisbiga iyo musharaxa ayaa bulshada deegaanadan ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Cisbitaalka Ceerigaabo Oo Albaabbadu U Xidhmeen xilli Xukuumaddu dadka ku mashquulisay qaadhaanka wa... Dawladda Ingiriiska Oo Walaac Ka Muujisay Xadhiga Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani. Daawo-Saraakiisha Baanka Iyo Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Soo Bandhigay Hirgalinta Qodobadii Sixir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|