Gudida Ansixinta Gobolka Gabiley Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta, Fariina Udiray Komishanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Ansixinta Gobolka Gabiley Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta, Fariina Udiray Komishanka!
December 20, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah Gudida isku xil qaantay dabagalka Ansixinta Gobolka gabiley oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa shacabka gobolka gabiley ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan qaadasha kaadhka Codbixinta oo dhawaan diwaangalintiisu ka bilaambayso gobolka

Sidoo kale gudidan ayaa cabasho ka muujiyay goobaha in kaadhka laga qaato loo asteeyay gobolka gabiley oo yar islamarkaana aan ku filnayn gobolka gabiley iyagoo komishanka doorashooyinka ka codsaday in loo kordhiyo sanaaduuqda diwaangalinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS