|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Maanta Hargeysa Si Weyn Loogu Dhaweeyey
April 29, 2015 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews)-Soo dhaweyntii ugu heerka sarraysay, ayaa Maanta Garoonka Cigaal International Airport loogu sameeyey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa Dalal ku yaalla Waqooyiga Amerika. Mudane Saylici, ayaa safar Muddo bil kabadan qaatay ugu maqnaa Dalal ku yaalla Koonfurta Maraykanka, waxana uu warbixin ka Bixiyey Kulamo uu la qaatay Jaaliyaddii Reer Somaliland ee ku sugnaa Dalalkii uu Booqashada ku tegay. https://youtu.be/UK1UfFcFhv4 Related posts:DAAWO;-SHEEKH AXMED IID OO KA HADLAY WAXA AY DIINTA ISLAAMKU KA QABTO IN LA SIYAARTO XABAALAHA GAAL... DAAWO; Masuuliyiin Kasoo Jeeda Gobolka Salel Oo Ka Dayriyay Xaalada Deegaanka Saylac Iyo fariinta Ay... Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida Oo Dalada Sonsaf Ku Eedeeyay In Ay Ku Kacday Qaran Dumis, Haaya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|