DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Cali Aw Aadan Meecaad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Cali Aw Aadan Meecaad.
December 8, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Waxaa maanta magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay alle ha,unaxariistee badhasaabkii hore ee gobolka gabiley marxuum cali aw aadan meecaad oo maydkiisa laga keenay dalka ingiriiska oo uu ku geeriyooday’

Aaska marxuum cali aw aadan meecaad ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiirka isgaadhsiinta,maamulka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada xildhibaano,siyaasiyiin iyo boqolaal kamid ah shacabka gobolka gabiley

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS